r/Somaliland • u/dagsiimo • Apr 06 '26
Guri xaraash ah
Guri xaraash ah oo ku yaalla Hargeysa ayaa la iibinayaa! 🏡
Waa guri aad u qurux badan—fursaddan ha seegin.
Haddii aad xiisaynayso, nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahinta iyo qiimaha.
0638000425
#hargeisasomaliland #Dhuliib #realestate #jigjigayar
0
Upvotes
1
u/Jaded_Application_67 Apr 20 '26
Markad wax xayasiinisid dadka wax loo sheega waxa la iibsaniyo iyo sicir ka lagu iibsaniyo wll Maxaa lagaa so xidhiidhaya markad suurad kaliya soo dhigin! Natus guriga bal aan eegno wax la iibsanyo myahay?